War Deg-Deg ah

Barn. Martida Makrafoonka: Bangiyada Soomaalida

London — Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti ku ah Cabdirisaaq Maxamed Axmed oo ah Maamulaha Guud ee bangiga MyBank ee ku yalla Muqdisho.

Waxaa barnaamijka soo diyaariyay, soona jeedinaya Ridwaan Xaaji Cabdiweli.

Dhageyso Barn. Martida Makrafoonka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG