QM ayaa sheegtay in Isbahaysiga NATO uu qorsheynayo kana fikirayo sidiii uu taageerro u siin lahaa ciidamada Africa ee dagaalka kula jira kooxaha argagixisada ah ee ka dagaallama dalalka Burkino Faso, Niger iyo Mali.
Warbixintan waxaa soo jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.
Facebook Forum