Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka dhalatay kalluumeysi oo ka dhex-taagan Faransiiska iyo UK


Wasiirka arrimaha Faransiiska u qaabilsan Midowga Yurub ayaa sheegay in Britain ay cadaadis ku saari doonaan sahayda tamarta ee Faransiisku siiyo Jaziiradda Jersey oo ka mid ah Booqrtooyada Ingiriiska kaddib markii London lagu eedeeyey in ay ku guul dareysatey in ay oggolaasho siiso kaluumeysatada Faransiiska.

Wasiirka arrimaha Faransiiska u qaabilsan Midowga Yurub oo ay aad isugu dhow yihiin madaxweyne Emmanuel Macron ayaa sheegay inay go’aan ka qaadanayaan maalmo gudahood wadaxaajood arrintan laga leehayahayna uu haatan socdo.

Warbixin ku saabsan murankan kalluumaysatada Faransiiska iyo Britain waxa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da Qaarada Yurub Abdihafid Awil Ismail

Xiisad ka dhalatay kalluumeysiga oo ka taagan xuduudda badda ee Faransiiska iyo UK
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG