Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kaalin noocee ah ayay suxufiyiintu ka qaateen baaritaankii kashifay lunsashada hantida ee madaxda caalamka?


Baaritaan caalami ah oo ay iska kaashadeen boqollaal saxafi oo ka kala yimid dunida dacalladeeda ayaa lagu kashifay, in hogaamiyaal hadda xakunka haya iyo kuwo hore ay lunsadeen hanti aad u fara badan oo isugu jirta lacag iyo mid ma guuraan ah oo ay ku qarsadeen meelo ka baxsan dalalkooda.

Haddaba kaalinta ay warfidiyeenadu ku leeyihiin soo bandhigida arrimaha oo kale iyo khatarta ay mudan karaan ayaa Maxamed Cabdi Sandhere ka wareystay Cabdiqaadir Guuleed oo ah tafaftiraha website-ka Somaliland Dispatch oo fadhigiisu yahay gobolka Alberta ee dalka Canada. Cabdiqaadir waxa uu marka hore sharxayaa waxyaabihii ugu weyn ee warfidiyeenku uu soo bandhigeen.

Kaalin noocee ah ayay suxufiintu ka qaateen baaritaankii kashifay lunsashada hantida ee madaxda caalamka?
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:54 0:00


XS
SM
MD
LG