Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin-jebiyey jaamacado ku yaalla Pakistan


Arday

Sanadkan arday badan oo Soomaali ah ayaa kuliyado kala duwan kaga qalanjebiyey dalka Pakistan, oo ay ku sugan yihiin boqolaal arday Soomaaliyeed ah oo dhigta jaamacadaha dalkaas.

Sanadkan ardayda waxaa ka mid ah kuwa ka qalin jebiyey kuliyado aysan inta badan ku badneyn ardayda Soomaaliyeed.

Warbixntan waxaa Melbourne kasoo diray wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koonfurta Asia, Ibraahim Cumar Baaffo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:06 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG