Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baaritaan lagu shaaciyey madaxda caalamka ee hantida dhigtay dibadaha


Baaritaan caalami ah oo ay iska kaashadeen boqollaal saxafi oo ka kala yimid dunida dacalladeeda ayaa lagu kashifay, in hogaamiyaal hadda xakunka ku fadhiya iyo kuwo hore oo magac leh ay urursadeen hanti aad u fara badan oo isugu jira lacag iyo mid ma guuraan ah oo ay ku qarsadeen meelo ka baxsan dalalka ay maamulaan ama ku noolyihiin.

Baaritaanka oo qaatay muddo bilooyin ah ayaa si rasmi ah shaaca looga qaaday Axaddi shalay.

Warbixin uu qoray Ken Bredemeier oo ka tirsan VOA waxaa noo soo koobaya Nuur xassan Nuur.

Baaritaan lagu shaaciyey madaxda caalamka ee hantida dhigtay dibadaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:33 0:00


XS
SM
MD
LG