Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muslimiinta Sweden oo soo dhaweeyay sharci xadgudub ku ahaa Islaamka oo la laalay


Muslimiinta waddanka Sweden ayaa soo dhoweeyay in la laalay sharci xisbiga Center Party ee dalkaasi uu ku doonayay inuu baarlamaanka geeyo in aan la gudi karin wiilshada, kaas oo muddo laba sano ah uu murankiisu taagnaa.

Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa arrintan ka waraystay xildhibaan Xamse Yusuf Xoor-Xoor oo lagasoo doorto gobolka Vestmanland ee dalka Sweden.

Muslimiinta Swenden oo soo dhaweeyay sharci xadgudub ku ahaa Islaamka oo la laalay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:04 0:00


XS
SM
MD
LG