Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorasho ka billaabatay saddex gobol oo ka mid ah Ethiopia


Doorashada Ethiopia
Doorashada Ethiopia

Doorashada Itoobiya ayaa maanta ka billaabatay saddex gobol oo uu ka mid yahay gobolka Ismaamulka Soomaalida.

Dadka codka dhiibanaya ayaa yimid goobaha codbixinta saacaidhii hore ee saaka, waxaana madaxweynaha ismaamulka Soomaalida Mustafa Muxumed Cumar uu ka codeeyey magaalada Dhagaxbuur.

Warbixintan waxaa Dhagaxbuur nooga soo diray weriyahayaga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Warbixintan waxaa Muqdisho nooga soo dirtay Seynab Abuukar.

Doorasho ka billaabatay saddex gobol oo ka mid ah Ethiopia
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:58 0:00


XS
SM
MD
LG