NAIROBI —
Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay dalkeeda ka masaafurin doonto muwaaddiniin u dhashay dalka Pakistan, waxaana sidoo kale xukuumadda Nairobi ay ka basday heshiis dhinaca dadlka ku-galka ah oo labada dal hore u wada saxiixdeen.
Warbixintan waxaa Nairobi ka soo dirtay Intisaar Saalax Xuseen.