MELBOURNE —
Tiradii ugu badneyd ee ebid dadka uu soo rito xanuunk COVID-19 ayaa laga diiwaangeliyey gobolka ay ku nool yihiin Soomaalidu ugu badantahay ee dalka Auatralia , iyadoo dhimashaduna ay barbar socoto.
Wariyaha VOA-da Ibrahim Cumar Baafo ayaa warbixnta Melbourne ka soo diray.