Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shan askari oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Suudaan


Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa sheegaya in shan ka tirsan ciidamada Suudaan ay geeriyoodeen, sidoo kale tobanaan kooxo xagjir ah la dilay kadib markii iska horimaad xoogan uu dhexmaray.

Wariyaha VOA-da ee dalka Masar Xuseen Cusmaan Saxnuuni ayaa warbixintan magaalada Qaahira ka soo diray.

Shan askari oo lagu dilay weerar ka dhacay dalka Suudaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:10 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG