Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Yaa noqonaya hoggaamiyaha Jarmalka kadib Angela Merkel?


Dalka Jarmalka waxaan weli kala caddeyn qofka noqon doona hoggaamiyaha dalka dhaca galbeedka Yurub, kaddib natiijadii doorashadii Axaddii dhacday ay muujisay inaanu jirin xisbi si buuxda u helay aqlibiyada.

Waxaana socda wadahadallo xisbiyada waaweyn ay la leeyihiin kuwa yar-yar, si ay u soo dhisaan dowlad.

Warbixintaan waxaa London kasoo diray Henry Ridgwell, waxaana soo jeedinaya Nur Hassan Nur.

Yaa noqonaya hoggaamiyaha Jarmalka kadib Angel Markel?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:37 0:00


XS
SM
MD
LG