LONDON —
Dalka Britain waxaa ka taagan shidaal yari saameyn ku yeelatay howl-wadeenada caafimaadka - hay'adda caafimaadka ee dalka Britain ee loo soo gaabiyo (BMA) ayaa ku baaqday in tix-galin gaar ah la siiyo caafimaadka.
In badan oo kamid ah haweenka Soomaaliyeed ee u shaqeeya waaxda caafimaadka ee NHS ayaa kamid noqday dadka ay shaqadoodii ku curyaantay shidaal yarida wali ka jirta dalkaas.
Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan kasoo diray London.