Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Mali oo dhabarka xijisay Faransiiska iyo Mareykanka


Dowlada ku meel-gaarka ah ee Mali ayaa u muuqata in ay diyaar u tahay inay ka baxdo iskaashiga ay la lahayd waddamada Mareykanka iyo Fransiiska ee la dagaalanka argagixisada, iyadoo ku doodaysa in labada wadanba ay ku guuldareysteen in Mali nabaddeeda ay soo celiyaan.

Dhinaca kale Ra’iisul Wasaraha aali waxa uu sheegey in wararka sheegaya inuu jiro heshiis lagu keenayo dalkaas calooshood u shaqeystayaal ka socda kooxda Wagner ee Ruushka in ay yihiin warar ku-tiri-kuteen ah.

Warbixin arrintan uu ka diyaariyey weriyaha VOA Jeff Seldin, waxaa inoo heysa Falastiin Axmed Iiman.

Mali oo dhabarka xijisay Faransiiska iyo Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:20 0:00


XS
SM
MD
LG