Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wiil Soomaali ah oo lagu dhaawacay weerar ka dhacay Toronto


Wiil Soomaali ayaa lagu dhawaacay magaalada Toronto ee dalka Canada, kaasoo la sheegay in xaaladdiisa ay aad u daran tahay.

Booliska ayaa wada baaritaan la xiriira ciddii ka dambeysa weerarka loo geystay wiilkaasi. Wararka ayaa sheegaya in goobta lagu dhawaacay wiilka uu ku yaallo hool lagu dhigto aroosyada.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji oo la sheekeystay mid ka mid ah dadkii goob joogayayaasha ahaa ayaa khadka taleefonka ugu warramay Caasha Ibraahim Aadan.

Wiil Soomaali ah oo lagu dhaawacay Toronto
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:06 0:00


XS
SM
MD
LG