Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay Scotland u dooneysaa inay ka go'do Britain?


Scotland
Scotland

Kumanaan kun oo qof oo reer Scotland ah ayaa sameeyey dibadbax ay ku muujinayaan in ay doonayaan in ay ka baxaan Booqortooyada Britain.

Dhinaca kalena, wasiirada koowaad ee mandaqadda Scotland oo la hadashay warbaahinta ayaa sheegtay in ay wax badani isbedeleen tan iyo wixii ka danbeeyey markii aftida dadka gobolkaas laga qaadey sannadkii 2004-tii, oo ay markaas ay u codeeyeen in ay qayb kasii ahaadaan Britain.

Wariyaha VOA-da London Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa Maxamed Ibraahim Hereeri oo degan magaalada Glasgow kana faallooda arrimaha Britain ka wareystay waxa xilligan keenay dibadbaxyada iyo halka uu marayo xidhiidhka Edinburgh iyo London.

Maxay Scotland u dooneysaa inay ka go'do Britain?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:38 0:00



XS
SM
MD
LG