Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia oo dhaqaale la'aan u xireysa safaaradeeda Qaahira


Sisi Abiy
Sisi Abiy

Ethiopia ayaa xireysa safaardeedii dalka Masar, waxaana sabata lagu sheegey dhaqaale xumo, xilli ay Addis Ababa horey usoo xirtey dhowr safaaradood oo ay dunida ku laheyd oo ay ka mid tahay safaaradeedii Washington.

Xiritaanka safaaradda Qaahira ayaa imaneysa ayada oo labada dal ay weli ka dhex-taagan tahay xiisad ka dhalatay biyo-xireenka ay Ethiopia ka sameysay webiga Nile.

Warbixintan waxaa Qaahira kasoo direy wariyaheena Xuseen Cusmaan Saxnuuni.

Ethiopia oo dhaqaale la'aan u xireysa safaaradeeda Qaahira
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:28 0:00


XS
SM
MD
LG