MELBOURNE —
Tirada ugu badan ee uu soo ridanayo xanuunka COVID-19 ee gobolka Victoria iyo kuwa loo dhigo isbitaallada ayaa la sheegay inay u badanyihiin dadka Muslimiinta ah.
Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta gobolka ayaa u kuur galay xaaladas, waxaana wariyaha VOA ee dalka Australia Ibrahim cumar Baafo uu ka wareystay xoghaya Masjidka Preston ee magaalada Melbourne Cabdicasiis Qoryooley.