Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Britain: Ilaaleynta Booliiska London oo la Xoojinayo


Dowlada Britain ayaa sheegtay in la dardar gelinayo ilaaleynta booliiska magaalada London, ka dib markii gabadh 28 jir ahayd islamarkaana ahayd bare dugsi wax ka dhigta toddobaadkan lagu dilay xadiiqad ku taala degmada Greenwich oo qayb ka ah magaalada London.

Sabina Nessa waxaa la dilay 17-kii bishan September iyada oo mareysay meel dadku ku badan yihiin.

Dowlada ayaa sheegtay in ay ahmiyad weyn siinayaan ilaalinta dumarka, sida uu ku soo warramayo Wariyaha VOA Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

London: Ilaaleynta booliiska oo la kordhiyay
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:34 0:00


XS
SM
MD
LG