WASHINGTON —
Deegaanka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa maanta oo sabti ah la soo gabagabeeyay ololihii doorashada baarlamaanka heer deegaan iyo heer Federaal, iyada oo 30-ka Bishan la qaban doono dooraashada.
Xuseen Barre ayaa inoo haya warbixin ku saabsan doorashadaas.
Facebook Forum