GARISSA —
Hayda cuntada adduunka ee WFP ayaa jaraysa raashinkii ay siin jiray 440,000 oo qaxooti ku nool dalka Kenya, waxayna ku sheegtay dhaaqaalo daro baahsan oo soo foodsaartay hayada.
Warbixintan waxaa inoo soo direy wariyaha VOA ee magaalada Garissa Mohamed Farah Shire.