Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Khudbaddii Madaxweyne Geelle ee Qaramada Midoobay


Madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle aya xaley kaga qeyb galley muqaalka shaashadda ¨VIDEO CONFERENCE¨ fadhiweynaha loo dhan yahay ee qaramada midoobey ee ka socda magaalada New York ee dalka Maraykanka ee ah xarunta qaramada midoobey isagoo ka jeediyey khudbad u kaga waramey xaaladdo kala duwan oo ka jirra degmada geeska Afrika sida xaaladda siyaasaddeed ee Soomaaliya, dagaalada ka socda Itoobiya iyo dadaalka ku saabsan sidi la iskugu so dhaweyn laha Djibouti iyo Eritreya.

Dhageyso Khudbadda Madaxweyne Geelle
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:19 0:00


XS
SM
MD
LG