Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Canada: Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka oo ka socda gobolka Alberta


Muslimiinta gobolka Alberta ee dalka Canada oo ay Soomaalidu qeyb ka yihiin ayaa wada kulammo ay ugu tashanayaan Islaam naceybka oo ku soo badanaya gobolkaasi, iyadoo dhowr dumar oo saddex kamid ah ay Soomaali yihiin dhibaatooyin la xiriira naceybka loogu geystay gobolkaasi.

Dowladda Federaalka iyo tan gobolka Alberta ayaa ku celceliya in naceybka uusan meel ugu bannaaneyn Canada.

Haddaba, wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa qadka taleefanka ee magaalada Edmonton ee gobolka Alberta kula xiriiray Cabdirisaaq Ismaaciil Xaashi (Cabdirisaaq Cirro) oo ah Cilmibaare, ugu horreyna waxa uu waydiiyay dadaallada ay wadaan muslimiintu gobolkaasi?

Canada: Dadaallo looga hortagayo falalka Islaam naceybka oo ka socda gobolka Alberta
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:25 0:00


XS
SM
MD
LG