Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xildhibaan Yusuf Hassan: Ammaanka xaafadda Islii waa mid wanaagsan


Masuulyiinta ganacsatada suuqa Islii iyo xildhibaanka laga soo doorto degmada Kamukunji ee magaalada Nairobi Yuusuf Xassan Cabdi oo ka hadlay fal khal-khal galin ah oo shalay laga dareemay suuq ku yaala xaafadda Islii ayaa sheegay in falkaasi uu ahaa mid been abuur ah.

Waxay sheegeen in falkas lagu khal-khal galinayay ganacsiga suuqa Islii, iyagoo sheegay amaanka xaafadda Islii uu ahay mid wanaagsan oo la isku halayn karo.

Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixintaan kasoo diray magaalada Narobi.

Xildhibaan Yusuf Hassan: Ammaanka xaafadda Islii waa mid wanaagsan
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:42 0:00


XS
SM
MD
LG