DHADHAAB —
Qoysas ku jiray xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab dalka Kenya kana soo jeeday dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa dib ugu laabtay degaankaas kadib markay sanado badan ay ku noolayaan xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.
Qoysaskan ayaa si iskood ah u dalbaday ku noqoashada degaankaas, waxaana celintooda gacan ka gaystay hay’adda qaxootiga adduunka ee UNHCR.
Warbixintan waxaa xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab kasoo diray wariyaha VOA Axmednuur Maxamed Cabdullaahi Yogol.
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available