Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Arday Soomaali ah oo barta cilmiga maamulka hawada iyo duulista


Cumar
Cumar

Boqolaal arday oo Soomaali ah ayaa kuliyado kala duwan ka dhigta Jaamacadaha dalka Pakistan, hase yeeshee waxaa soo kordhaya kuwa baraa Cilmiga Maamulka Hawada iyo Duulista. Waxaa ardaydaas ka mid Cumar Xuseen Cumar. Wuxuu u warramay weriyaha VOA Ibraahim Cumar Baafo.

Wareysi: Arday Soomaali ah oo barta cilmiga maamulka hawada iyo duulista
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:52 0:00


XS
SM
MD
LG