Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee dhulgariirka Australia u saameeyey Soomaalida?


Australia Earthquake
Australia Earthquake

Dhulgariir cabirkiisu ahaa 6.0 ayaa saaka ku dhuftay gobolka Victoria ee dalka Australia, waxaana laga dareemay magaalada Melbourne iyo gobollada kale ee dalka Australia.

Haddaba Soomaali badan oo ku nool dhismayaa dhaadheer ee ku yaalla bartamaha Melbourne ayaa cabsi soo wajahday, iyagoo dhismayaashana ay faarujiyeen kadib markii uu dhacay dhulgariiirkaasi.

Warbixintan waxaa inoo soo diray weriyahaga Ibrahim Cumar Baafo oo ku sugan Melbourne, Australia.

Sidee dhulgariirka Australia u saameeyey Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00


XS
SM
MD
LG