Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa keenay guuldarrada musharraxiinta Soomaalida ee doorashadii Canada?


Dalka Canada waxaa shalay ka dhacday doorasho uu ku guuleystay xisbiga Liberalka ee uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare Justin Trudeau, waxaana musharraxiintii doorashadaas ka qeybgashay ka mid ahaa Soomaali dhowr ah.

Musharraxiintan ayaa dhammaantood guul darrestay, marka laga reebo Axmed Xuseen oo ah wasiir ka tirsan xukuumadda Trudeau.

Haddaba wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan ku eegaya waxyaabaha keenay guul darrada murashixiinta Soomaalida.

Maxaa keenay guuldarrada musharraxiinta Soomaalida ka soo gaartay doorashadii Canada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:01 0:00


XS
SM
MD
LG