Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga Liberal Party oo ku guuleystay doorashadii Canada


Xisbiga afkaarta furan ee Liberal Party ee dalka Canada ayaa markale ku guuleystay doorashada dalkaas oo xalay lasoo gabagabeeyay, inkastoo xisbigaasi uusan helin aqlabiyaddii uu filayey.

Doorashdan oo aheyd mid waqtigeeda laga soo hormariyay ayay Soomaalida si aad uga dhiibteen codadkooda.

Siyaasiga Axmed Xuseen ayaa kamid ah xildhibaanada guusha kasoo hayay doorashada.

Weriyahayaga Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan inoo soo diray.

Xisbiga Liberal-ka oo ku guuleystay doorashadii Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:15 0:00


XS
SM
MD
LG