Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xiisad ka taagan xuduudda dalalka Poland iyo Belarus


Dalka Poland ayaa bilaabay in uu ciidamo dheeraad ah ku daabulo xadka uu la wadaago dalka Belarus ee Ruushka ay xulufada yihiin, si looga hortago cadaadiska muhaajiriinta ka imanaya Afrika iyo Bariga dhexe oo oo dalkaasi aad ugu soo qulqulaya.

Ra’iiusl Wasaaraha Poland oo shalay shir jaraa’id ku qabtay Warsaw ayaa ku eedeeyay dalalka Belarus iyo Ruushka in ay iyagu soo abaabulayaan arrintan si ay u carqaladeeyaan Midowga Yurub.

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa warbixintan ku eegaya xiisadda taagan.

Xiisad ka taagan xuduudda dalalka Poland iyo Belarus
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:54 0:00



XS
SM
MD
LG