TORONTO —
Dalka Canada, waxaa maanta loo dareeray doorashada guud ee baarlamaanka, oo ay si weyn ugu tartamayaan xisbiga talada haya ee uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Justine Trudoue iyo kan mucaaradka.
Haddaba Soomaali badan ayaa kamid ah malaayiinta codkoodooda dhiibanaya. Hoggaamiyaha xisbiga hela kuraasta ugu badan ee baarlamanka ayaa noqon doona ra’iisul wasaaraha afarta sano ee soo socota.
Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan nooga soo diray Toronto.