Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lasii daayey


Abdiwahab
Abdiwahab

Professor Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad, oo ah aqoonyahan Soomaali-Kenyan ah kaasoo 7-dii bishan ay bartamaha magaalada Nairobi Ka wateen rag loo maleeyay inay ka tirsan yihiin Ciidamada qarsoon ee dowladda Kenya, ayaa xalay dib u helay xoriyaddiisa.

Prof. Cabdiwahaab ayaa raggii watay waxa ay muddo ka badan badan 10 maalmood ku hayeen goob aan la garaneyn.

Ehellada Cabdiwahaab, oo xaqiijiyay inuu caafimaad qabo xalayna uu kusoo hoyday gurigiisa, ayaa ka gaabsaday inay faah-faahin dheeraad ah ay ka bixiyaan sababihii loo afduubay, mana jirin wax maxkamad ah oo lasoo taagay.

Faah-faahinta warkan waxaa Nairobi kasoo diray weriyaha VOA, Khadar Maxamuud Xareed.

Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo lasii daayey
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:22 0:00







XS
SM
MD
LG