WASHINGTON —
Iyadoo xanuunka Coronavirus gaar ahaan faraca Delta, uu si xawli ah dunida ugu faafayo ayaa waddamo badan laga billaabay in la talaalo dumarka uurka leh iyo kuwa carruurta nuujinaya iyo waliba Carruurta da'doodu ka weyn tahay 12 jir.
Sahra Ciidle Nuur, ayaa warbixintan ku eegaysa xaaladda dumarka uurka leh iyo khataraha ku gedaaman haddii la talaalo ama ay talaalka qaadan waayaan.