War Deg-Deg ah

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka

Barnaamijka Faaqidaadda ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay muranka dhinaca awoodda ah ee u dhexeeya Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo RWe Maxamed Xuseen Rooble.

Barnaamijka waxaa soo diyaarisay Seynab Abuukar Maxamed.

Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka

No media source currently available


XS
SM
MD
LG