KABUL —
Khilaafka Siyaasadeed ee ururka Taalibaan ayaa sii xoogaystay, waxana la sheegayaa inuu ka dhashay loolan dhanka awoodaha ee dowlada ku-meelgaarka ah oo wasiirada qaarkood aysan ku qanacsaneyn saamiga saami-qeybsig xukuumadda.
Hadaba wariyaha VOA-da ee Qaarada Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayaa Dr. Xiuseen Yoonis oo ka faallooda siyaasada dalka Afghanistan ugu horeyn weydiiyey sida uu ku biloowday khilaafkan.