Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Yaa lagu tuhmayaa 'afduubka' Prof. Cabdiwahaab?


Abdiwahab

Muddo ku dhow toddobaad ayaa waxaa warkiisa la la’yahay Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah falanqeeye ka faalooda siyaasadda Geeska Africa.

Waxaa la sheegay in laga afduubtay bartamaha caasimadda Nairobi ee Kenya, welina ma cadda cidda afduubatay, laakiin waxaa la tuhmayaa in laamaha ammaanka ee dowladda Kenya uu gacanta ugu jiro, sida uu VOA-da u sheegay Axmed Qoloosh Maxamed oo ah xildhibaan laga soo doortay galbeedka Wajeer ee dalka Kenya.

Caasho Ibraahim Aadan ayaa Khadka taleefanka kula xiriirtay xildhibaanka waxayna wax ka weydiisay xaaladda Professor-ka, halka loo maleynayo inuu hadda ku sugan yahay, iyo dadaallada lagu doonayo in nolol lagu helo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG