Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Bashiir Cabdi oo kaalin wanaagsan ka galay orod ka lagu qabtay UK


Bashiir Cabdi

Bashiir Cabdi oo ah orodyahan Soomaaliyeed balse ku orda calanka dalka Belgium-ka ayaa kaalinta lixaad ka galay tartanka Oroddada Nus Marathonka ee the Great North Run oo lagu qabtay dalka Britain.

Bashiir ayaa noqonaya Soomaaliga kaliya ee ka qeybgalay tartankan oo la qabanayo markii 40aad, inkastoo sanadkii hore loo baajiyay saameyntii ka dhalatay Aafada COVID19 ee caalamka.

Wariyaha VOA-da Cabdulqaadir Maxamed Mursal (Samakaab) oo jooga Washington ayaa Bashiir weydiiyay marka hore inuu faahfaahiyo waxa uu yahay tartanka Nus Marathonka ee the Great North Run.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG