Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sacuudiga oo ka jawaabay warbixintii FBI-da ee weeraradii 9/11


world trade centre
world trade centre

Hay’adda dambi barista Mareykanka ee FBI-da ayaa Sabtidii sii deysay warbixino markii hore sir ahaa oo la xiriirey weerarkii Mareykanka lagu qaadey ee September 11, 2001.

Ehellada dadkii ku geeriyoodey weerarkaas ayaa soo dhaweeyey arrintan, sidoo kale Sacuudiga ayaa sheegey in tani ay meesha ka saari doonto eedo been abuur ah oo la xiriirinaayey Sacuudiga weerarkaas.

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ka diyaarisey.

Warbixin ku saabsan xogta cusub ee la xiriirta weeraradii 9/11 oo ay soo saartay FBI-da Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00


XS
SM
MD
LG