Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Qoyska Prof. Cabdiwahaab oo ka walaacsan xaaladdiisa


Prof. Cabdiwahab

Ehalada Professor Cabdulwahab Sheekh Cabdisamad oo todobaadkii hore laga afduubtay bartamaha magaalada Nairobi ayaa aad uga walwalsan xaaladdiisa, taas oo aan ilaa iyo hadda wax war laga haynin.

Qoyska Prof. Cabdiwahab, ayaa wada baadigoobka halka uu suggan yahay, mana jiro Ilaa iyo hadda wax war ah oo afduubiisa la xiriira oo kasoo baxay dowladda Kenya.

Wariyaha VOA magaalada Nairobi Khada Xareed ayaa warbixinta inoo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG