Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gaajo iyo macluul soo foodsaartay malaayiin Soomaali ah oo ku nool Kenya


In ka badan laba milyan oo Kenyan ah oo ku nool gobalada Waqooyiga Kenya ayaa waxaa soo food saartay gaajo iyo macaluul baahsan, kaddib markii abaaro aad u daran ay ku dhaceen gobolladaas.

Dowladda Kenya ayaa shaacisay in haddii aysan soo bilaaban roobabkii bisha October ay dhici karto in dad badan ay gaajo u dhintaan.

Wariyaha VOA Maxamed Farah Shire ayaa warkaan Garissa kasoo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:29 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG