Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada


Canada Flag

Dalka Canada waxaa ka billowday doorashada hordhaca ah ee Baarlamanka, taas oo socon doonta ilaa maalinta Isniinta ee 13-ka bishan, inkasta oo doorashada guud ee dalkaas loo dareeri doonaa 20-ka bish.

Dhowr qof oo Soomaali ah ayaa kamid ah musharraxiinta, iyadoo sidoo kale Soomaalida lagu dhiirrageliyay inay dhiibtaan codadkooda.

Wariyaha VOA ee dalka Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan Toronto ka soo diray.

Warbixin ku saabsan musharraxiin Soomaali ah oo ka qeybgalaya doorashada Canada
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:52 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG