Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sidee weeraradii September 11 u saameeyeen qaaradda Yurub?


Weeraradii September 11, 2001 waxay isbedel weyn ku sameeyey safarradii, ammaankii iyo laamaha socdaalka adduunka, waxaa caqabadihii ka dhashay weerarkaas ay gaareen dhammaan daafaha dunida..

Haddaba saameyn intee le'eg ayey weeraradaasi ku yeesheen Yurub?

Warbixin amuurtaas ku saabsan waxaa magaalada London inooga soo diray wariyaha VOA-da Abdihafid Awil Ismail.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:56 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG