Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xisbiga PJD oo guuldarro weyn kala kulmay doorashadii Morocco


Xisbiga DPJ ee ururuka Akhwaan Muslimiin ee dalka Morocco ayaa waayay inta badan kuraasta uu ka haystay Baarlamaanka, maamullada gobollada iyo dowlada hoose, sida ay sheegayaan Natiijooyinka horudhaca ah ee ka soo baxay doorashada dalkaas.

Wariyaha VOA Xuseen Saxnuun ayaa warkan ka sii diray magaalada Cairo.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:14 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG