Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Dib-u-eegis: September 11, 2001 – Weerarkii lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Adduunka

Weerarkii New York ee lagu qaaday Xarunta Ganacsiga Adduunka 11-kii September 2001, waxaa ku dhintay 2,606 qof, waxaana ku dhaawacmay kumanaan kale, kadib markii laba diyaaradood lagu dhuftay dhismooyinka. Boqolaal dab damiyeyaal ah ayaa caawiyey dhibanayaansha oo kasoo saaray daaraha, kadibna nadiifiyey burburkii.

XS
SM
MD
LG