Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ku soo kordhay xiisadda biyaha webiga Nile?


Xiisadda ka taagan biyaha webiga Nile ayaan wali dowlaha isku haya wax is-afagarad ah oo dhameystiran aysan ka gaarin, waxaana Wasiirka arrimaha dibadda Masar Saamix Shukri ​uu sheegtay in heshii adag oo laga gaaro biyo-xireenka Itoobiya uu baajin karo qalelaase ka dhex qarxa dalalkan.

Warbixin arrintan ku saasban waxaa magaalada Qahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:02:17 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG