Dalka Malaysia waa mid ka mid ah waddamada ay ugu badan yihiin oo ay wax ka bartaan Ardayda Soomaaliyeed, waxaana sanad walba dhallinyaro badan ay ka qalin-jebiyaan kulliyaddo kala duwan. Hadadba warbixin ku saabsan waxbarashada Soomaalida dalka Malaysia, waxaa soo diray wariyaha VOA ee Qaarada Australia iyo Koonfurta Asia, Ibraahim Cumar Baafo.
Facebook Forum