Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Doorashada Canada: Maxay daneynayaan Soomaalida?


Soomaalida dalka Canada ayaa isha ku heysa doorashooyinka dalkaas oo qabsoomi doona 20-ka bisha September.

Doorashooyinkaas ayaa waqtigooda laga soo hormariyey ayaa waxaa ku baaqay ra’iisul wasaare Justin Trudeau, oo raadinaya in xisbigiisa uu helo aqlabiyad buuxda.

Waxyaabaha ay Soomaalida daneynayaan in wax laga qabto, waxaa kamid ah xakameynta hubka, maadaama dhallinyaro badan oo Soomaali ah lagu dilay dalkaas iyo sidoo kale arrimaha soo-galootiga.

Doorashada Canada: Maxay daneynayaan Soomaalida?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:39 0:00


XS
SM
MD
LG