GARISSA —
Hay'adda la socodka iyo maareynta abaaraha iyo musiibooyinka dalka Kenya ayaa warbixin ay soo saartay ku sheegtay in abaar xoog leh ay ka jirto gobollada Waqooyi ee dalkaasi.
Waxay hay'addu tilmaamtay in gobolladaasi aysan aysan ka helin roobab ku filan sadexdii sano ee la soo dhaafay.
Warbixin arrintan la xiriirta waxa soo direy Maxmed Faarax Shire.