Isku xirrada

War Deg-Deg ah

UK: Kiisaska nooca cusub ee xanuunka COVID-19 oo kordhay


Britain Vaccines Minorities
Britain Vaccines Minorities

Kiisaska xanuunka COVID-19 ee UK ayaa cirka isku shareeray, iyada oo Jimcihii shalay ahaa uu ku dhacay 42,067 qof oo cusbi sidda lagu sheegay xog ay dowladu soo saartey.

Dhinaca kale guulo ayaa laga ayaa Britain ka gaartay barnaamijka tallaalka, iyada oo ilaa hadda la qaatay 91,314,745 tallaal guud ahaan Britain. 48,171,998 oo qof ayaa la siiyey dhibicda koowaad halka ay 43,142,747 oo qof oo kalena qaateen labada qeybood.

Warbxin ku saabsan tirada sidda xowliga h usii kordheysa ee xanuunka Covid19 iyo Nuqulka cusub ee soo gaadhay Britain waxa magaalada London inooga soo diray wariyaheena Abdihafid Awil Ismail.

UK: Kiisaska nooca cusub ee xanuunka COVID-19 oo korortay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:39 0:00


XS
SM
MD
LG