Madaxwaynaha maamulka Falastiin Maxamud Cabaas oo magaalada Qaahira u jooga shir madaxeed ay leeyihiin Falastiin, Masar iyo Jordan, kaasoo ku aadan sidii ay u mideyn lahaayeen mowqifkooda ku aadan Qadiyadda Falastiiniyiinta, ayaa si weyn u diiday in doorasho ka dhacdo Falastiin Qudus la’aanteed.
Warkan waxaa Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.
Facebook Forum